Nura Hersi

Nura Hersi

NE African Community Parent Guide
Nura Hersi standing in front a white wall.

English:

I was born in Somalia and have lived in the USA for about 11 years. I have 3 children, and one is a 6 yr. old child who has a hearing loss. I love to work with the NE African community because I have experience with a child who has a hearing difference. l love to help families who are like me with a child who is hard of hearing and are looking for resources and support. When I meet with families, I hear how much they appreciate learning what is available to them for support and resources. You can reach out to me any time – I would love to connect with you. In my free time I love to play with my kids and read books with them. I love to help my neighbors and be an active member of my community.

Somali:

waxaan ku dhashay oo kuso barbaaray Somalia. USA, nah waxaan daganahay. 11sano waxaan ahay hooyo haysata sadex caruur ah mid ka mida oo jira lix sano ayaa dhaga culus. waxaana jecelahay inaa la shaqeeyo NE African community. sababtoo ah waxaan qibrad u yeeshay ilmaha. maqalkooda wax ka gaaren. waxaana jecelahay inan caawo. qoysaska. sidaydoo kale ah oo haysta ilmaha maqalka ka naafobay. oo raadinayah macluumad. iyo cawimaad. markii igu horeysay oo aanla kulmo. qoysaska . waxay aad uga mahad celiyeen. macluumaadka aan. uso ban dhigay oo u diyaarka ah. qoysaskas. si aad u hesho macluumad dheeri ah ama cawimaad. waad ila so xariiri kartaa. xili kasta. aad banah idin so dhawayn doona.waqtiga aan firaaqada leeyahay waxan jecelahay. inaan ilmahayga waqti laqaato oo aan la ciyaaro oo aan madadaaliyo. oo aan book u aqriyo. sido kale in aan dariskaga iyo community gayga caawiyo.